GAROOWE : Wasiirka Waxbarashada oo xilkii wareejiyay (sawiro)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Puntland xaflad si heersare loo soo agaasimay taa soo uu xilka wasaaradda uu ku wareejinayo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Axmed Siciid Aw-nuur iminkana ah Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dakadaha Puntland , waxaana xaflanadan ka soo qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Xukuumada iyo Wakiiladda oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda C/risaaq Yaasiin C/lle Geesood , Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cali Jaamac , Wasiirudawlaha madaxtooyada Jaamac Xirsi Faarax , Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Cabdi Goobe , Guddoomiyekuxigeenka Wakiiladda Xusseen Yaasiin (xaaji) , Xubno ka tirsan Wakiiladda , Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda iyo marti-sharaf kale.
|
|
New Cabinet Announced
Garowe, Puntland: The President, H.E. Mohamud Musse Hersi announced changes to the Council of Ministers. In this reshuffle, new Ministers have been appointed while others were reshuffled to new Ministries.
|
| |