State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
What is New?
News
Press release
Events & Meetings
Photos
Feedback
 

EVENTS


GAROOWE:-Xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo lagu qabay Workshop looga hadlayo Maalgalinta tacliinta

Sunday, 20-05-2007
Garoowe:-Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee Garoowe , ayaa maanta waxaa lagu qabtay Aqoon-iswaydaarsi (Workshop) looga hadlayo maalgalinta Waxarashada mustaqbalka (Financed Education) kaa soo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Waxbarashada iyo Hay’adda UNICEF.

>>Read


GAROOWE : Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo shahaadooyin guddoonsiiyay 59 arday oo ka qalin jabisay PETT-project

Wednesday, 25-04-2007
Garoowe:-Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Garoowe ee Puntland State University (PSU) oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan maamulka Puntland

>>Read




Pages
1
 
Our Vision
Functions
Mission
Structure of the Ministry
© 2007 Ministry of Education Puntland State of Somalia                                      Powered by Pitechso
                         | moe@puntlandgov.net