|
PRESS RELEASE
War Saxaafadeed lagu soo bandhigay Xogta Dugsiyada Asaasiga ah ee DGPL
Thursday, 26-04-2007 | Garoowe:-Wasaaradda waxbarashada DGPl ayaa maanta ku soo bandhigtay war saxaafadeed ay ku qabatay Xarunta Wasaaradda Tirada Dugsiyada asaasiga ah ee DGPl, tirada ardayda Wax ka barata iyo Tirada Macalimiita wax ka dhigta Dugsiyada Asaasiga ah.
>>Read
| |
| |
|
|